Tuugsiga casriga ah ee ka dhax socda barta Tiktok iyo Hadal heyn ka dhalatay!

Tuugsigu wuxuu hadda caadi ka dhex noqonayaa baraha bulshadu ku xiriirto ee dalka Induniisiya. Dadkii bannaannada iyo jidadka dawarsan jirayna, hadda waxay helayaan hab fogaan arag ah oo ay ku dawarsadaan. Ka dhex tuugsiga Tiktok waxay hadalheyn qaran ka dhex noqotay dalka ugu Muslimiinta badan caalamka. Waxaana hadda dowladda lagu cadaadinayaa inay arrintan si dhab … Continue reading Tuugsiga casriga ah ee ka dhax socda barta Tiktok iyo Hadal heyn ka dhalatay!